Puntland oo u jawaabtay Wasiir Goodax

0
18 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo u jawaabtay Wasiir Goodax

    Maalin ka hor Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre waxa uu sheegay in Puntland ay diiday ka qeyb galka Imtixaanka ay qaadeyso Dowladda,waxaana hadalkaas jawaab ka bixiyey Maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalin ka hor Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre waxa uu sheegay in Puntland ay diiday ka qeyb galka Imtixaanka ay qaadeyso Dowladda,waxaana hadalkaas jawaab ka bixiyey Maamulka Puntland.

Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Puntland Ismaaciil Maxamed Mursal ayaa sheegay in Puntland ay hogagaamiso Waxbarashada Soomaaliya oo dhan,waxaana uu balan qaaday in ardayda Puntland waxbarasho beeli doonin.

Waxa uu sheegay in hadalka kasoo baxay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya uu yahay mid gef ku ah Dastuurka dalka, isaga oo ka dalbaday in uu raali gelin ka bixiyo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip