Wasiiro uu ku jiro Madaxweynihii Maamulka Oromada Itoobiya oo la Magacaabey

0
18 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiro uu ku jiro Madaxweynihii Maamulka Oromada Itoobiya oo la Magacaabey

    Kulan ay Maanta yeesheen Xubnaha Golaha Wasiirada dalka Itoobiya ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Saddex Wasiir oo Cusub, kuwaas oo uu dhawaan Magacaabay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan ay Maanta yeesheen Xubnaha Golaha Wasiirada dalka Itoobiya ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Saddex Wasiir oo Cusub, kuwaas oo uu dhawaan Magacaabay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.


Warbaahinta dowladda Itoobiya ee FANA ayaa ku warantay in Madaxweynihii Maamulka Oromada ee dalka Itoobiya Lemma Megersa  loo Magacaabey Wasiirka Gaashaandhigga dalkaas.

Sidoo kale waxaa la Magacaabey Wasiirka arrimaha dibadda kaas oo ah Janeraal lagu Magacaabo Gedu Andargachew, halka wasiirka horumarinta magaalooyinka iyo dhsimooyinka loo magacaabay Injineer Caasha Maxamed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip