Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland oo Garowe ku geeriyooday

0
20 April, 2019 in Wararka by
  • Visits: 152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland oo Garowe ku geeriyooday

    Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland waxaa Saaka ku geeriyooday Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo si weyn looga yaqaanay degaanada maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland waxaa Saaka ku geeriyooday Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo si weyn looga yaqaanay degaanada maamulka Puntland.

Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa 20-kii sano ee ugu dambeeyay ka shaqeynaayay degaanada maamulka Puntland, waxaana uu ahaa nin si weyn loogu yaqaano Qadiyadda maamulka Puntland iyo dhismihiisa.

Cabdirashiid Maxamed Xirsi  ayaa soo noqday Guddoomiyihii hore Ee Barlamaanka Puntland, Wasiirkii hore Ee Howlaha Guud Ee Puntland  iyo Wasiirkii Hore ee Kalluumeysiga Puntland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip