Shir Muqdisho uga socda Guddiyadda Dastuurka

0
20 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Muqdisho uga socda Guddiyadda Dastuurka

    Kulan wada-jir ah oo hay'adaha Dastuurka isugu yimaadeen ayaa wuxuu hadda ka socda Xafiiska Wasaaradda Dastuurka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan wada-jir ah oo hay'adaha Dastuurka isugu yimaadeen ayaa wuxuu hadda ka socda Xafiiska Wasaaradda Dastuurka.

Kulanka waxaa diiradda lagu saarayaa dardargelinta hawlaha dib u eegista Dastuurka.

Waxaa kulankaan ku sugan Wasiiradda maamul goboleedyadda ee dhanka dastuurka, Guddiyadda kala duwan ee qaabilsan dastuurka.

Shirkaan ayaa waxaa shir Gudoominaya Wasiirka dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip