Ku dhawaad 150 qof oo ka badbaaday Shil diyaaradeed

0
04 May, 2019 in Wararka by
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku dhawaad 150 qof oo ka badbaaday Shil diyaaradeed

    Diyaarad kuwa rakaabka ah oo sidday 143 ruuc oo rakaab a ayaa habeenimadii xalay si nabad ah ugu dul dhacday wabiga Johnville ee gobolka Florida oo ka tirsan dalka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarad kuwa rakaabka ah oo sidday 143 ruuc oo rakaab a ayaa habeenimadii xalay si nabad ah ugu dul dhacday wabiga Johnville ee gobolka Florida oo ka tirsan dalka Mareykanka.


Diyaaraddaan oo nuuceedu ahaa  Boeing 737,waxa ay ka timid dalka Kuba,iyadoo ku socotay Woqooyiga gobolka Folorida,mana jirto wax dhimasho ama dhaawac ah, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan maamulka Florida.

Madaxa Boliiska ee magaalada Jacksonville ,ayaa sheeegay in diyaaradaasi ay si nabad ah u  dul sabeyneyso biyaha dushoo,isla markaana ay ka badbaaday in ay quusto ama ay tagto gunta hoose ee biyaha.

Ciidamada ammaanka maraakiibta iyo kuwa gargaarka degdegga ah ayaa gurmad bni aadanimo u fidiyay dhibanayashii ka badbaaday shilka diyaaradaasi,waxaana illaa hadda socota baaritan la xiriira waxa sababay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip