Puntland oo Go'aan ka soo saartay Ajaanibta ka Shaqeeysa Degaannada Maamulkaas

0
15 May, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 99
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo Go'aan ka soo saartay Ajaanibta ka Shaqeeysa Degaannada Maamulkaas

    Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad Goboleedka Puntland ayaa amar dul-dhigtay Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka howlgalla deegaanada Puntland, kadib War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad Goboleedka Puntland ayaa amar dul-dhigtay Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka howlgalla deegaanada Puntland, kadib War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda.


War-Saxaafadeedka ayaa dhammaan waxaa lagu amray shirkadaha iyo hay’adaha kala duwan ee ka hawlgala degaannada Puntland, in ay mudda bil gudaheeda ku soo gudbiyaan xogta shaqaalahooda oo dahmeystiran.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, Axmed Maxamuud Cabdalle (Tigaana) oo laga tix-raacay xeerka shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa Hay’adaha lagu amray in aysan shaqaalayn karin qof aan hab sharciga waafaqsan soo marin.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada oo dhameystiran.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip