Maamulka Galmudug oo ku dhawaaqay Shir deg deg ah

0
15 May, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 48
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Galmudug oo ku dhawaaqay Shir deg deg ah

    Dowlad goboleedka Galmudug ayaa si kulul waxa uu uga hadlay Go'aankii Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay ku joojisay Imtixaankii socday taas oo keentay in arday farabadan ay banaanbax dhigaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa si kulul waxa uu uga hadlay Go'aankii Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay ku joojisay Imtixaankii socday taas oo keentay in arday farabadan ay banaanbax dhigaan.


Agaasimaha Madaxtooyada Dowlad goboledka Galmudug Maxamed Cabdi Aaadan Gaboobe ayaa sheegay in madaxda ugu sareysa Dowladda looga fadhiyo in ay la xisabtamaan Wasaaradda waxbarshada Soomaliya madama uu sheegay in qishka uu ka baxay wasaarada dhaxdeeda sida uu hadalka u dhigay.

Isago sii hadlayay ayuu sheegay in Galmudug aysan u dul qaadan doonin in la niyad jebiyo in ka badan 30 kun oo arday oo imtixaanka u fariistay Sanadkaan.

Hadalkaan ayuu Agaasimaha waxaa uu ka shaagay munaasabad lagu xusayay 15 may Maalinta dhalinyrada Soomaliyeed oo Maanta lagu qabtay Magalada Gaalkacyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip