UNICEF oo wakiil cusub u soo magacowday Somaliya

0
16 May, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UNICEF oo wakiil cusub u soo magacowday Somaliya

    Hay'adda UNICEF ayaa wakiil cusub u soo magacowday Soomaaliya waxaana Magaalada Muqdisho ku qaabilay xubno ka mid ah Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda UNICEF ayaa wakiil cusub u soo magacowday Soomaaliya waxaana Magaalada Muqdisho ku qaabilay xubno ka mid ah Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.


Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNICEF Soomaaliya.

Werner Schultink, ayaa kulan gaar ah Xarunta Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya kula yeeshay wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha ayaa soo dhoweeyay wakiilka cusub ee UNICEF, waxa uu kala hadlay howlgalkiisa iyo howlaha hey’adda ee dalka, si gaar ah barnaamijyada bulshada, waxbarashada iyo caafimaadka si loo gaaro horumar lagu yarayn karo dhibaatada la soo gudboonaata caruurta.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip