Madaxweynaha Somaliland oo eedeyn u jeediyay Dowladda dhexe

0
18 May, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 79
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland oo eedeyn u jeediyay Dowladda dhexe

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya oo uu sheegay in Muddo 30 Sano ay ku heysay Somaliland dhibaato badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya oo uu sheegay in Muddo 30 Sano ay ku heysay Somaliland dhibaato badan.


Muuse Biixi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ku bixinayso sidii aan loo aqoonsan laheyn Somaliland oo Ictiraaf raadinaysay Muddo ku dhow 30 Sano.

Waxaa uu sheegay in dhibaatadda soo gaartay xilligii ay ku jireen Soomaaliya ay kasii xun tahay in wali laga  hortaagan yahay Ictiraaf.

"Qolada Soomaaliya joogta waxaan leeyahay, dhibaatadii 30-kii sano ee aan mideysnayn aad na gaadhsiiseen waxaa nagaga xun 28-ka sanno ee aan kala maqnayn ta aad na gaadhsiiseen ee aad lahaydeen lama aqoonsan karo Somaliland”ayuu yiri Muuse Biixi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip