Axmed Madoobe oo booqday deegaanada Baar Sanguuni iyo Buulo Gaduud

0
23 May, 2019 in Wararka by
  • Visits: 184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Madoobe oo booqday deegaanada Baar Sanguuni iyo Buulo Gaduud

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ee Gobolka Jubbada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ee Gobolka Jubbada Hoose.


Deegaanadan oo kal hore laga saaray Kooxda Al-Shabaab ayuu Madaxweynaha Jubbaland uu sheegay in ay Ciidamadu shaqo wanaagsan ka qabteen dhawaana la bilaabi doono howlgalo cusub oo lagu xoraynayo deeganada kale ee Gobolka.

Waxaa uu la kulmay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada ee ku sugan jiida difaaca ee deegaanadaas oo dhaca duleedyada magaalada Kismaayo

Intii uu kormeerka ku jiray Madaxweynaha Jubbaland waxaa la arkayay gaadiid fara badan oo kuwa dagaalka ah oo la socday.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip