Mas'uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka

0
27 May, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka

    Mas'uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi goodax Barre ayaa Maanta waxaa ay kormeer ku tageen Xarumaha qaar ee uu ka socdo Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare eek u yaalla Magalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi goodax Barre ayaa Maanta waxaa ay kormeer ku tageen Xarumaha qaar ee uu ka socdo Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare eek u yaalla Magalada Muqdisho.


Wasiirka oo ay wehlinayaan taliyeyaal Ciidan ayaa waxaa ay indha-indheyn ku tageen Xarumaha uu ka socdo Imtixaanka,waxaana uu Ardayda kula dardaaarmay inay adkeystaan Maalmaha yar ee uu u socdo Imtixaanka.

Dhamaan Xarumihii ay tageen wasiirka Waxbarashada iyo Xubnaha la socday ayaa waxaa ka socda Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare oo sanadkaan ay ka qeyb galayaan sida la sheegay inka badan 31 Kun oo arday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip