Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Magacaabay Gudoomiyaha Degmada Warsheekh

0
02 June, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Magacaabay Gudoomiyaha Degmada Warsheekh

    Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, oo wareegto kasoo saaray xafiiskiisa ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,isagoona magacaabay gudoomiye Cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, oo wareegto kasoo saaray xafiiskiisa ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,isagoona magacaabay gudoomiye Cusub.

Gudoomiyihii hore ee degmada Warsheekh Cumar Maxamed Cumar, ayaa xilka laga qaaday waxaa degmadaas mar kale dib loogu magacaabay Axmed Xuseen Axmed oo loo yaqaano (Shiidka), kaas  oo horay u soo noqday Gudoomiyaha degmada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip