Aqalka sare ee Itoobiya oo meel mariyay saamiga Shidaalka ay ku leeyihiin Ismaamulka Somalida

0
09 June, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqalka sare ee Itoobiya oo meel mariyay saamiga Shidaalka ay ku leeyihiin Ismaamulka Somalida

    Aqalka sare ee dowladda Federaalka ah ee Itoobiya ayaa meel mariyay saamiga ismaamulka Soomaalida uu ka helayo shidaalka laga helay gobolka Soomaalida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqalka sare ee dowladda Federaalka ah ee Itoobiya ayaa meel mariyay saamiga ismaamulka Soomaalida uu ka helayo shidaalka laga helay gobolka Soomaalida.

Cod ay xubnaha aqalka sare ee Itoobiya u qaadeen saamiga la siinayo ismaamulka Soomaalida ayaa lagu codeeyay in ay ku yeeshaan 50% dakhliga ka soo gala shidaalka gobolka Soomaalida.

Ra’isalwasaaraha Itoobiya ayaa dhowr jeer oo hore ka hadlay hadallo la isla dhexmarayay oo sheegayay in Ismaamulka uu shidaalka Gobolkiisa ku yeelanayo 5%.

Laakiin Abiye Axmed oo arrintaas bidhaamiyay ayaa sheegay in 5% ay leeyihiin dadka degaanka laga helay Ceelasha shidaalka ee uu saameyn doono daaqa iyo beeraha sidaasna lagu siinayo saami dhan 5%.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip