Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in ay Ka Maarmi Doonto Ciidamadda AMISOM

0
09 June, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 70
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in ay Ka Maarmi Doonto Ciidamadda AMISOM

    Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ( Amardanbe ) ayaa sheegay ciidanka Soomaliya inay kamaarmi doonaan garabka ay ka helaan ciidanka Amisom ee howlgalka nabad ilaalinta kawada Soomaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ( Amardanbe ) ayaa sheegay ciidanka Soomaliya inay kamaarmi doonaan garabka ay ka helaan ciidanka Amisom ee howlgalka nabad ilaalinta kawada Soomaliya.


Isagoo ka hadlayay tababar magaalada baydhabo looga furay ciidan ka tirsan Dowladda Soomaliya ayuu wasiir (Amardanbe) u sheegay ciidanka inay dadaalaan si ay qayb uga noqdaan ciidanka la doonayo inay badalan ciidanka Amisom ee howgalka kawada Soomaliya.

Howlgalka Amisom ee Soomaliya ayaa qeyb waxaa ka ah dhowr dowladood oo Afrikaan ah, kuwaas oo dowlada somaliya tageero ka siiya ladagaalanka dhinacyada dowladda kasoo horjeeda.

Midowga yurub iyo dowladaha daneeya arimaha Soomaliya ee bixiya qarashka ku baxo howlgalka nabad ilaalinta Soomaliya ee Amisom ayaa dhimay qarashka kaga baxo Amisom taas oo ugu danbeen midowga yurub ay ku dhawaaqeen in sanad walba howlgalka Amisom laga dhimo 1,000 askari.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip