Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka hadlay dadkii lagu laayay Gaalkacyo

0
15 June, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka hadlay dadkii lagu laayay Gaalkacyo

    Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa si weyn u cambaareeyay dad Shacab ah oo xalay lagu laayay Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug ka dib markii Koox degaanka ah ay ku eedeeyeen in ay dileen Sarkaal ka tirsan Ciidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa si weyn u cambaareeyay dad Shacab ah oo xalay lagu laayay Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug ka dib markii Koox degaanka ah ay ku eedeeyeen in ay dileen Sarkaal ka tirsan Ciidanka Galmudug.


Guuleed ayaa ugu baaqay laamaha Amniga Galmudug in ay si deg deg ah baaritaano ugu sameyaan dadkaasi, islamarkaana Caddaaladda la horkeeno Cidii ka dambeysay dilka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip