8; ka mid ah Askarta Kenya oo ku dhintay qarax ka dhacay Waqooyi Bari

0
15 June, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    8; ka mid ah Askarta Kenya oo ku dhintay qarax ka dhacay Waqooyi Bari

    Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in sideed ka mid ah Booliskeeda ay geeriyoodeen sidoo kalena dhaawacmeen shan kale markii Gaari ay la socdeen uu miino dul maray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in sideed ka mid ah Booliskeeda ay geeriyoodeen sidoo kalena dhaawacmeen shan kale markii Gaari ay la socdeen uu miino dul maray.

Qaraxa ayaa saaka ka dhacay degaanka Khorof Harar, oo ka tirsan Gobolka ismaamulka Wajeer.

Askarta dhaawaca ah ayaa la sheegayaa in uu dhaawacooda daranyahay,kuwaas oo loo qaaday Isbitaal.

Al-shabaab ayaa Jimcihii sheegay in weerar ay ka geysteen meel ku dhow Wajeer ku dileen tiro Askar Kenyaan ah saddex kalena ku soo qafaasheen.

Dowladda Kenya ayaa xirtay sohdinta ay la wadaagto Soomaaliya iyada oo sheegtay in amaanka dalkeeda ay ka sugeyso.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip