Maxkamadda racfaanka Gobolka Nugaal oo maanta dhageysaneysa Kiiskii Caaisho Ilyaas Aadan.

0
22 June, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 52
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda racfaanka Gobolka Nugaal oo maanta dhageysaneysa Kiiskii Caaisho Ilyaas Aadan.

    Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe aya sheegaya in maanta Maxkamadda Racfaanka Gobolka Nugaal ay bilaabeyso dhageysiga kiiskii Dilka iyo kufsiga ahaa ee ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe aya sheegaya in maanta Maxkamadda Racfaanka Gobolka Nugaal ay bilaabeyso dhageysiga kiiskii Dilka iyo kufsiga ahaa ee ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.


Qareenada saddex qof oo baaris kadib Maxkamadda Darajada Koowaad ee Nugaal ay sheegtay in lagu helay kufsiga iyo dilka Caaisho oo ahayd 12-jir deegaan ku ahayd Gaalkacyo ayaa kasoo muuqan doona Maxkamadda.

Maxkamadda ayaa go’aan ka gaartay dad ku dhow 10-ruux oo lagu soo qabtay tuhunka dadkii dilay Caaisho kahor inta aysan kufsan.

Xukunka oo dhacay 12-kii May 2019-ka, waxa ay mas’uuliyiinta Maxkamadda sheegeen in racfaan ay ka qaadan karaan hadii aysan ku qanacsaneen Xukunka Dilka ah ee lagu riday saddexda Eedeysane.

Baaris lagu sameeyay raggaan ayaa lagu ogaaday in ay geysteen kufsiga iyo dilkii xigay ee horaantii bishaan loo geystay Caaisha Ilyaas Aadan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip