Dowladda Somaliya oo cambaareysay afgambigii fashilmay ee Ismaamulka Amxaarada

0
24 June, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Somaliya oo cambaareysay afgambigii fashilmay ee Ismaamulka Amxaarada

    Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay warqad isugu jirtay Cambaaryn iyo Tacsi ay u dirtay dowladda Federaalka ah ee Dalka Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay warqad isugu jirtay Cambaaryn iyo Tacsi ay u dirtay dowladda Federaalka ah ee Dalka Itoobiya.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay cambaareneyso afgambiga dhicisoobay iyo sidoo kale dilka loo geystay madaxdii gobolka Amxaarada.

Dowladda Soomaaliya ayaa bogaadisay Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya oo ka hortagay Afgambiga islamarkaana ku amaantay nafhurnimadooda.

Qoraalka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheega in ay ka soo horjeeddo tallaabo kasta oo sharci darro ah waxna loogu dhimayo madaxbanaanida dalka Itoobiya iyo Ismaamullada hoostaga.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip