Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Loogu Baaqay in uu Iscasilo

0
27 June, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Loogu Baaqay in uu Iscasilo

    Wararka ka imaanaya Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hir-shabeelle ayaa ku waramaya in uu socdo qorshaha diyaarinta Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hir-shabeelle ayaa ku waramaya in uu socdo qorshaha diyaarinta Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare.


Xildhibaan Cabdi Faarax Kala dire oo kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Hir-shabeelle oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in qorshaha Mooshinka uu socdo,islamarkaana dhawaan lasoo bandhigi doono.

Waxa uu sheegay in Madaxweyne Waare uu ku fashilmay Hogaaminta Hir-shabeelle,mudooyinkii dambana uu maamulka galiyay xaaladd aan daganeen,sidaas darteed ay ugu baaqayaan in uu iscasilo.

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle ayaa inta badan lagu eedeeyaa in uu ka dambeeyay qalalaasihii ka dhacay magaaladda Beledweyne kadib markii uu xilka ka qaaday gudoomiyihii gobolkaas yuusuf Dagabeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip