Maxamed Qanyare Afrax oo ku geeriyooday Muqdisho

0
29 June, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Qanyare Afrax oo ku geeriyooday Muqdisho

    Xildhibaan hore Maxamed Qanyare Afrax ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho isaga oo ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan hore Maxamed Qanyare Afrax ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho isaga oo ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla Muqdisho.
Qanyare ayaa waayadan ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho,waxaana geeridiisa u xaqiijiyay BANA wiilkiisa C/Wali Maxamed Qanyare.

Maxamed oo horay uga mid ahaa Hoggaamiye kooxeedyadii ka talin jiray Muqdisho ayaa ku biiray Baarlamaanka Soomaaliya sanadkii 2004tii.

Waxaa uu Kursigaas ku wareejiyay wiilkiisa C/Wali Maxamed Qanyare kaas oo ilaa hadda ah Xildhibaan Golaha shacabka ah.

La soco Taariikhda Maxamed Qanyare.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip