Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku ridday Nin lagu eedeeyay AL-shababnimo

0
04 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 73
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku ridday Nin lagu eedeeyay AL-shababnimo

    Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka Soomaaliya ayaa xabsi ciidan ku xukuntay Maxamed Cabdullahi Maxamed oo lagu eedeeyay in uu ka mid ahaa Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka Soomaaliya ayaa xabsi ciidan ku xukuntay Maxamed Cabdullahi Maxamed oo lagu eedeeyay in uu ka mid ahaa Al-shabaab.

Maxamed ayaa ayey Makxamadda sheegtay in uu Al-shabaab ku biiray Bashiir August ee sanadkii 2018,waxaana gacanta lagu dhigay Bishii February ee sanadkan 2019ka.

Ilaa sedax jeer ayuu sheegay in uu magaalada u  kala gudbiyay hub uu kasoo geliyay gobalka Shabeelada Hoose, waxa uu  ugu  kala dhiibayay qeyba kamid ah Xaafadaha Towfiiq, Carafaad iyo Suuqa-Xoolaha oo u aheyd  markii sedaxaad ay  suura gashay in ay  qabtaan Ciidamada Amniga Eedeysanaha  isagoo si xirfadeysan u qarinayay Hubka lagu soo qabtay oo uu kuwaday  Boorsooyinka Xarragada.

Laba Bistoolad, Sedax Qasnad iyo 23 Xabadood ayaa lagu soo qabtay Maxamed Cabdullaahi Maxamed Muuse (Xuseen Dheer), sida ay sheegtay Maxkamadda Ciidanka qalabka sida.

Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka Qalabka sida Xasan Cali Nuur SHuute ayaa sheegay in maxkamadda ay Maxamed Cabdullahi ku xukuntay shan iyo toban sano oo xabsi ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip