Jubaland oo shuruudaha wasaaradda arrimaha gudaha ka hortimid

0
07 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubaland oo shuruudaha wasaaradda arrimaha gudaha ka hortimid

    Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa jawaab ka bixisay warqad ka soo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya oo ku saabsaneyd doorashada ka dhaceysa degaannada maamulka Jubaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa jawaab ka bixisay warqad ka soo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya oo ku saabsaneyd doorashada ka dhaceysa degaannada maamulka Jubaland.


Wasiirka arrimaha gudaha Jubaland Maxamed Warsame Darwiish ayaa sheegay in doorashada Jubaland ay u madaxbanaantahay maamulka dowladda Federaalka ahna aysan shaqo ku lahayn.

Waxaa uu Wasiir Darwiish sheegay in doorashada ay iyaga u qorsheeyeen halka lagu qabanayo,cidda amaankeeda sugeysa iyo ergada loo xareynayo.

Maxamed ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ay qabaneyso shaqadii wasaaradda arriimaha gudaha Jubaland.

Waxaa uu xusay in soo jeedinta dowladda dhexe ay ka mid tahay in doorashada lagu qabto xarunta Qaramada Midoobey ee Kismaayo taas oo uu sheegay in ay meel ka dhac ku tahay Jubaland.

Odayaasha 135ta ahaa qeybta Jubaland ayuu sheegay in 11 Oday ay ka joogaan Kismaayo kuwaas oo 3 beelood kaliya matala halka Jubaland ay dagaan 32 beelood oo Soomaali ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip