Booliska Gaalkacyo oo soo bandhigay Haweeney Nin iska dhigi jirtay

0
07 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Gaalkacyo oo soo bandhigay Haweeney Nin iska dhigi jirtay

    Booliska Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Magaaladaas ku soo bandhigay Haweeney ay sheegeen in ay Nin iska dhigi jirtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Magaaladaas ku soo bandhigay Haweeney ay sheegeen in ay Nin iska dhigi jirtay.

Saraakiisha Booliska Gaalkacyo ayaa sheegay in Deeqo Cabdullahi, oo magaca Deeq ku joogtay Magaalada.

Waxaa ay soo bandhigeen Baskoolad ay Haweeyneyda ku qabteen, iyada oo ka jawaabeysay su’aalo la weydiyayna waxaa ay ku sheegtay in Hubka ay ku ilaashaeysay dukaan ay ku leedahay magaalada.

Booliska Gaalkacyo ayaa intaas ku daray in ay wadaan baaritaanka kiiskan oo ay sheegeen in uu ku cusubyahay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip