Madaxweyne Axmed Madoobe oo shir gudoomiyay shirka Golaha amniga Jubbaland.

0
07 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo shir gudoomiyay shirka Golaha amniga Jubbaland.

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Amniga Jubbaland oo Kismaayo ka qabsoomay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Amniga Jubbaland oo Kismaayo ka qabsoomay.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha Amniga Jubbaland kaas oo diirada lagu saaray sidii dhamaan Hay’adaha Amnigu iskaga kaashan lahayeen sugida nabadgalyada Jubbaland.


Madaxweynaha iyo Hay’addaha amaanka ayaa ka dooday si lagu xaqiijin karo amaanka deegaanada Jubbaland oo haatan doorasho ku soo food leedahey.


Axmed Madoobe ayaa Hay’addaha amaanka ku booriyay how galada ay ka wadaan deegaanada Jubbaland oo uu ugu dambeeyay kii ay ka sameeyeen deegaanka Beerxaani ee Gobolka Jubbada Hoose.

Sidoo kale kulanka golaha Amniga Jubbaland ayaa la iskula soo qaaday sidii loo sugi lahaa goobaha ay ka dhacayso doorashada Maamulka Jubbaland oo dhawaan lagu wado in ay ka qabsoonto deegaanada Maamulka Jubbaland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip