DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Maglada Muqdisho

0
08 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 43
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Maglada Muqdisho

    Qaraxaan oo jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Digfeer ee degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxaan oo jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Digfeer ee degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa gaari Surf Madow ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,isla markaana Ciidamada Ammaanka ay ka shakiyeen dhowr xabadoodna lagu riday sidaasina uu ku qarxay.

Weli macada khasaaraha ka dhashay qaraxaas,waxana halka uu yaallay gaariga qarxay  xiray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya,kuwaas oo dadka u diidayay inay ka ag dhawaadaan halka uu yaallay gaariga qaraxa siday.

Wararka kusoo kordha kala socda Halkaan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip