Maxkamad ku taal Hargaysa oo xukun ku riday wariye Coldoon.

0
08 July, 2019 in Wararka by
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad ku taal Hargaysa oo xukun ku riday wariye Coldoon.

    Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa ayaa wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ku xukuntay xabsi dhan Sadex Sano iyo lix Bilood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa ayaa wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ku xukuntay xabsi dhan Sadex Sano iyo lix Bilood


Wariye Coldoon ayaa Saaka waxaa lasoo taagay Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa ee Caasimada Maamulka Somaliland.

xeer ilaalinta dacwada ku soo oogtay Ayaa Wariyaha ku Soo oogay Qodobo Dhawr Ah iyo Markhatiyaal la Dhegaystay Dhawr mark halka ehelkiisa iyo qareenada u doodanaaya ay sheegayaan inay racfaan ka qaadanayaan xukunka waxaa ay ku tilmaameen Sharci daro.

Wariye Coldoon ayaa lagu eedeeyay in uu ku xad gudbay Qaranikada Somaliland, Iyo Ardayda Dugsiga Abaarso

Somaliland ayaa horay u sheegtay in Wariyaha ay Maxkamadeyn doonto , islamarkaana ay sharciga Marsiin doonto ka dib Markii u Dhawr u baxsaday Dowlad deegaanka Soomaalida.

Wariye Coldoon ayaa laga qabtay Magaalada Burco ka dib markii uu ka laabtay Jigjiga waxaana ehelkiisu sheegeen in ciidanka Maamulka Somaliland ay jir dil u geysteen Wariyaha.

Maaha Markii Koowad ee Maxkamadi Xukunto Wariyaha Waxana Marar hore lagu Soo Eedeyey Isla eedamayaha Hada loo Haysto Qaar ku Dhaw.

Hay’adaha u dooda Xuquul insaanka ayaa marar badan ku eedeeyay Somaliland in ay san kajirin Xorida Hadalka ayna gaystaan tacadiyo ka dhan ah Xuquuda hadalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip