Gudoomiyaha Baarlamaanka oo gaaray gobolka Bakool

0
08 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Baarlamaanka oo gaaray gobolka Bakool

    Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Xudur ee Xarunta gobolka Bokool,halkaasi oo uu kula kulmi doono mas'uuliyiin iyo bulshada deegaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Xudur ee Xarunta gobolka Bokool,halkaasi oo uu kula kulmi doono mas'uuliyiin iyo bulshada deegaanka.

Wafdiga oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Garoonka Waxaa ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed oo uu ugu horeeyo Agaasimaha la keensaday Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta gareen iyo Masuuliyiin kale.

Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bokool waxaa ku sugan wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha la keensaday Koonfur Galbeed,waxaana la filayaa in halkaasi uu ka dhoco kulan looga hadlayay arrimo ay kamid yihiin sidii loo furi lahaa wadooyinka ay go’doomiyeen Alshabaab iyo qorshayaal ku aadan dib u dejin loo sameeyo dadkii kazoo barakacay deegaanada ay maamulaan Al- Shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip