DEG DEG:-Qarax ka dhacay Magalada Dhuusamareeb

0
14 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 75
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Qarax ka dhacay Magalada Dhuusamareeb

    Wararka goordhow naga soo gaaray Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax inta badan laga maqlay Magalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka goordhow naga soo gaaray Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax inta badan laga maqlay Magalada.
Wariyeyaal ku sugan degmada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa uu ahaa qof isa-soo miidaamiyay,isla markaana uu ka dhacay maqaaxi ku taalla kasoo horjeedka Xarunta Inji oo uu ku Shaqeeyo Maamulka Galmudug gaar ahaan Xafiiska Madaxa Xukuumadda ee Maxamed Shaakir Cali xasan.

Waxaa jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay qaraxaas,waxana kasoo baxaya warar kala duwan,iyada oo Ciidamo farabadan ay gaareen  halka uu qaraxa ka dhacay.


Qaraxaan ka dhacay Magalada Dhuusamareeb ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Magalada Dhuusamareeb uu ku sugan yahay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre.

Wararka kusoo kordha kala socda halkaan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip