Trump oo Ilhaan Cumar ku yiri "dib ugu laabo dalkaaga"

0
15 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Trump oo Ilhaan Cumar ku yiri "dib ugu laabo dalkaaga"

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale billaabay dood xoog leh oo ka socota Baraha Bulshada iyo gudaha Dalka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale billaabay dood xoog leh oo ka socota Baraha Bulshada iyo gudaha Dalka Mareykanka.

Mr Trump ayaa boggiisa Twitter-ka ku qoray qoraal uu ku sheegay in Haweenka Muslimiinta ah ee ku jira Baarlamaanka Mareykanka ay tahay in ay dib ugu laabtaan dalalkooda.

Trump ayaa Twitter-kiisa ku sheegay magacyada Ilhaan Cumar, Rashida Tayib, iyo Alexandria Ocasio-Cortez, oo ka mid ah Golaha degaanka Washington.

Hadalka Trump ayaa waxaa aad u cambaareeyay Haweeneyda Guddoomiyaha ka ah Golaha aqalka hoose ee Mareykanka, Musharrixii hore ee Madaxweynaha Mareykanka Hillary Clinton iyo xubno kale.

Hillary Clinton, ayaa jawaabta Trump ka dhigtay "waxaa ay ka yimaadeen Mareykanka”, waxaa sidoo kale hadalka Trump gef ku tilmaantay haweeneyda Guddoomiyaha ka ah Golaha aqalka hoose ee Mareykanka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip