Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay gudiga diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

0
21 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay gudiga diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman ayaan Magacaabay Guddi ku-meelgaar ah oo soo Diyaarin doona Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman ayaan Magacaabay Guddi ku-meelgaar ah oo soo Diyaarin doona Sharciga Doorashooyinka Qaranka.


Godigaan oo ka kooban 15 Xildhibaan oo ku meel gaar ah ayaa loo Saaray dadajinta  sharciga doorashooyinka Qaran,waxaa sidoo kale Xildhibaanadda Golaha shacabka loogu qaabay in ay ka taageen wixii tasiilaad ah oo looga baahdo.


Hoos ka aqriso Gudiga uu magacaabay Gudoomiyaha Golaha Shacabka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip