Marwa Caasha Geelle oo sheegtay in la doonayo in la xiro

0
23 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwa Caasha Geelle oo sheegtay in la doonayo in la xiro

    Marwa Caasha Geelle Diiriye oo Warbaahinta kula hadasahay Magalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay ka hadashay Xubnaha guddiga dhismaha wadada Boosaaso ee la xiray & xariga ay sheegtay in lala damacsan yahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwa Caasha Geelle Diiriye oo Warbaahinta kula hadasahay Magalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay ka hadashay Xubnaha guddiga dhismaha wadada Boosaaso ee la xiray & xariga ay sheegtay in lala damacsan yahay.
Waxaa ay Madaxda Maamulka Puntland ka dalbatay Marwa  Caasha Geelle inay si deg deg ah u siidaayaan Xubnaha Guddiga oo ka kooban Odoyaal,Ganacsato iyo Culimo’udiin ,kuwaas oo Boosaaso lagu xiray.

Waxaa ay hadalkeeda intaasi ku dartay in Magalada Gaalkacyo laga dareemayo Dhalinyaro is abaabulay iyo Ciidamo, iyada iyo Guddiga dhismaha Garoonka Cawaale ka difaacaya inay ciidamada Puntland xiraan.


Waxaa ay sheegtay in ay wadan wadahdallo iyo qorsho ay ku joojinayaan in uu dagaal dhexmaro dhalinyarada iyo ciidamada puntland,waxaana Madaxda sare ee Puntland ay ka dalbatay inay joojiyaan xeritaanka dadka horumarka wada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip