Jubbaland oo sheegtay inay qabatay Ajaanib ka tirsanaa Al-Shabaab

0
25 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland oo sheegtay inay qabatay Ajaanib ka tirsanaa Al-Shabaab

    Hay'adaha Ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay Saddex Nin oo ay sheegeen inay ahaayeen Ajaanibta ka barbar dagaalanta Ururka Al-Shabaab kana howlgeli jiray deegaanada Gobolada Jubbooyinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adaha Ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay Saddex Nin oo ay sheegeen inay ahaayeen Ajaanibta ka barbar dagaalanta Ururka Al-Shabaab kana howlgeli jiray deegaanada Gobolada Jubbooyinka.
Saraakiil u hadashay Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen in saddex Nin oo u dhashay dalka Tanzania lagu soo qabtay howlgal Ciidamada Dowlad goboleedka Jubbaland ay ka sameeyeen degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Maamulka Jubbaland faah faahin intaasi dheer ah ma bixin ee ku saabsan Rgga Ajaanibta ah oo ay sheegeen inay la Shaqeynayeen Al-Shabaab gacantana ku dhigeen,waxaa sidoo kale ka hadlin Al-Shabaab oo la sheegay inay ka tirsanaayeen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip