Gudigga dib u heshiinta beelaha Galmudug oo Gaalkacyo Gaaray.

0
28 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudigga dib u heshiinta beelaha Galmudug oo Gaalkacyo Gaaray.

    Xubnaha Guddiga dib u heshiinta beelaha dega Deegaanada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta gaaray magalada Gaalkacyo waxaana soo dhaweyn u sameyay maamulka Gobolka iyo kan degmada Gaalkacyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Guddiga dib u heshiinta beelaha dega Deegaanada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta gaaray magalada Gaalkacyo waxaana soo dhaweyn u sameyay maamulka Gobolka iyo kan degmada Gaalkacyo.
Guddigaan aya lagu wadaa in ay galabta la kulmaan odayasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada kuwasi oo lafilayo in ay kala hadlaan arimo dib u heshiinta deeganada Galmudug iyo sidii reer Gaalkacyo ugu qeyb gali lahayeen gogosha dib u heshiinta ee taalla Caasimada Galmudug ee dhuusa mareb.

Wax garadka Gaalkacyo ayaa horay ugu baaqay in shirka dib u heshiinsiinta lagu qabto magalada Gaalkacyo madama ay shegeen in madaxweyanaha soomaaliya uu horay ugu dhagax dhigay guriga nabadda ee Gaalkacyo.


Gudiggan ayaa maalmahaan ku sugnaa deegaanadda Maamulka Galmudug waxa ayna tageen Magaalooyinka Guriceel, Balanbal, Caaduwaaq, Xeraale iyo Huurshe waxa ayna maanta gaareen Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip