Duqeyn lagu dilay xubin ka mid ah Al-Shabaab

0
28 July, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqeyn lagu dilay xubin ka mid ah Al-Shabaab

    Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab waxay ka fuliyeen deegaanada Buuraleyda Goolis ee Waqooyi bari Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab waxay ka fuliyeen deegaanada Buuraleyda Goolis ee Waqooyi bari Soomaaliya.
Duqeynta oo dhacday July 27, 2019,ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay mid ka mid ah Sartaakiisha Al-Shabaab oo ku sugnaa Buuraleyda Golis.

Sidoo kale duqeyntaasi ayaa la sheegay Ineysan jirin wax khasaaro ah oo shacabka ka soo gaaray.

Dowladda Mareykanka ayaa horay u sheegtay in ay xoojisay duqeynta ka dhanka ah dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan degaano ka mid ah Soomaaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip