Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo dhaawicii u geeriyooday

0
01 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo dhaawicii u geeriyooday

    Waxaa la xaqiijiyay goordhow in uu dhaawicii soo gaaray u geeriyooday guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) kaas oo ku dhaawacmay qarixii ka dhex dhacay 24kii Bishii July ee sanadkaan Xarunta Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la xaqiijiyay goordhow in uu dhaawicii soo gaaray u geeriyooday guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) kaas oo ku dhaawacmay qarixii ka dhex dhacay 24kii Bishii July ee sanadkaan Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.
Dhaawaca guddoomiyihii Gobolkan Banaadir oo lagu daweeynayay Isbitaalka Hamad ee magaalada Doxa ee dalka Qatar ayaa geeridiisa waxaa xajiiyay Safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar.

Waxaa jira mas’uuliyiin kale oo ay ka mid tahay guddoomiyaha Guddoomiyaha degmada Wartanabada Seynab Xaabseey iyo Xubno kale,kuwaas oo lagu daweynayo Isbitaal ku yaalla dalka Qatar.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip