Sababta ay u baaqatay diyaaradii soo qaadi laheyd Meydka Marxuum Yariisow oo la shaaciyay

0
03 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sababta ay u baaqatay diyaaradii soo qaadi laheyd Meydka Marxuum Yariisow oo la shaaciyay

    Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay sababta keentay in maanta ay baaqato Diyaaradii soo qaadi laheyd Meydka Gudoomiyihii gobolka Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay sababta keentay in maanta ay baaqato Diyaaradii soo qaadi laheyd Meydka Gudoomiyihii gobolka Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.
Guddiga qaban qaabadda ayaa sheegay in diyaaradda ay u baaqatay sababo dhanka Farsamada  ah, islamarkaana maalinta berri ah la keeni doono.

Guddoomiyaha guddiga qabanqaabada oo ah Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Eng Cabdi Canshuur Xasan ayaa shaaciyey in dib u dhac sababay Cilad Farsamo oo ku timid diyaarada ay keentay in Aaska uu u dhaco berri subax 08:00AM hadii uu Alle idmo.

Dad Boqolaal ah oo ku sugnaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay guryahooda, waxaana sidoo kale xusid mudan inta badan maanta in la xiray Wadooyinka Muqdisho.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip