Wararkii ugu dambeeyay ee Aaska Meydka Guddoomiyihii G/Banaadir

0
04 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeeyay ee Aaska Meydka Guddoomiyihii G/Banaadir

    Goordhow ayaa lagu wadaa in Qabuuraha Iskuul Bulusiya ee Magaalda Muqudisho Aas qaran loogu sameeyo Meydka guddoomiyihii Gobolka Banaadir Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo dalka Qatar ugu geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarixii Xarunta M

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goordhow ayaa lagu wadaa in Qabuuraha Iskuul Bulusiya ee Magaalda Muqudisho Aas qaran loogu sameeyo Meydka guddoomiyihii Gobolka Banaadir Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo dalka Qatar ugu geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarixii Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.
Madaxda ugu Sareysa dalka, sida Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Kheyre, Xubno ka tirsan labada Gole iyo qaar ka mid ah Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa lagu Waddaa in ay ka qeyb galaan Aaska Marxum Yariisow.

Meydka Eng, Yariisow ayaa waxaa Salaada Janaasalada lagula dukaday Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho,waxaana goordhow loo soo qaaday dhinaca Dugsiga tababarka ee Iskuul Bulusiya si loogu aaso.


En Yariisow  ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Qaraxii dhawaan ka dhacay xarunta gobolka Banaadir, iyada oo dowladda Soomaaliya aysan weli shaacin nooca qaraxa iyo dadkii ka dambeeyay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip