Xildhibaano ka baxay kulankii Maanta ee Golaha Wakiilada Soomaaliland

0
06 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaano ka baxay kulankii Maanta ee Golaha Wakiilada Soomaaliland

    Magalada Hargeysa ayaa waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xubnaha Golaha Wakiilada Soomaaliland ,iyaga oo kulankooda kaga hadlayay Arrimaha doorashada iyo anisixinta heshiiskii saddexda xisbi ka gaareen arrimaha doorashooyinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada Hargeysa ayaa waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xubnaha Golaha Wakiilada Soomaaliland ,iyaga oo kulankooda kaga hadlayay Arrimaha doorashada iyo anisixinta heshiiskii saddexda xisbi ka gaareen arrimaha doorashooyinka.
Kulanka ayaa Golaha Wakiilada ay ku ansixiyeen Heshiiska doorashada ee saddexda Xisbi, UCID,  Kulmiye & Waddani, hayeeshee waxaa kulankaas ka baxay Xildhibaannada laga soo doortay deegaannada Gobolada Sool, Sanaag iyo Awdal.

Xildhibaannada kulanka ka baxay ayaa waxaa ay sheegeen in aan doorasho laga qabanayn deegaanadooda ilaa xal laga gaaro heshiiska saami qaybsiga kuraasta Golaha Wakiilada,isla markaana sidaasi ay kulanka uga baxeen.

Gobollada Sool, Sanaag iyo Awdal ayaa golaha wakiillada ku leh 23 mudane halka Gobollada kale ee Somaliland ku leeyihiin 59 xildhibaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip