Weerar Baangado loo adeegsadey oo ka dhacay Magalada Mombasa

0
06 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Baangado loo adeegsadey oo ka dhacay Magalada Mombasa

    Kooxo Burcad ah ayaa la sheegay inay weerartay Goob ay ku sugnaayeen dad Shacab ah aadna u mashquul badan taas oo ku taalla Magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo Burcad ah ayaa la sheegay inay weerartay Goob ay ku sugnaayeen dad Shacab ah aadna u mashquul badan taas oo ku taalla Magaalada Mombasa ee dalka Kenya.
Weerarka oo loo adeegsaday Mindiyo iyo Baangado ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday laba Ruux halka 13 kale ay ku dhaawacmeen ,kuwaas oo dhaawacooda la geeyay Isbitaalka weyn ee Magaalada Mombasa.

Taliyaha Booliska ee Magaalada Mombasa Johnston Ipara ayaa sheegay in kooxdaasi burcad ah oo lagu magacaabo wakali kwanza ay argagixyeen dadka ku dhaqan xaafadaha Kwa Bulo, Bamburi Mwisho, Bombolulu iyo Kisimani.


Ciidamada ayaa sidoo kale waxaa ay Xaafada Magaalada Mombasa ka wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan Kooxii ka dambeeyay weerarkaas dadka lagu dilay,waxaana sidoo kale la sheegay in dadka dhaawacmay ay xaaladoodu liidato.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip