Wakiilka IGAD ee Soomaaliya oo kormeeray Xarunta lagu qabanayo Doorashada Jubbaland.

0
07 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka IGAD ee Soomaaliya oo kormeeray Xarunta lagu qabanayo Doorashada Jubbaland.

    Wafdiga ka socda Urur Goboleedka IGAD ayaa galabta kormeeray Xarunta loo qorsheeyay in lagu qabto Doorashada Jubbaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdiga ka socda Urur Goboleedka IGAD ayaa galabta kormeeray Xarunta loo qorsheeyay in lagu qabto Doorashada Jubbaland.
Dhismaha xaruntaan waxa ay ku taalaa goob ammaankeeda la adkeeyo, waxaana dhismaha leh Qaramada Midoobe.

Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cali Guyo oo ay wehliyaan xubno katirsan Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa isla qiimeeyay dhismaha iyo gudaha Xarunta.

Hoolka waxa ay isla qiimeeyeen Dadka uu qaado ee lagu marti gelin karo Doorashada Jubbaland si ay goobjoog ugu noqdaan sida ay dhaceyso.

Kulan dhexmaray Madaxweynaha waqtigiisa sii dhamaanayo Jubbaland waxaa xaruntaan ku qanciyay Taliyaha Ciidamada AMISOM iyo wakiilka IGAD ee Soomaaliya.


24-ka Bishaan waxa qorshuhu uu yahay in Doorashada Jubbaland ay ka dhacdo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose, dhanka kale ah Xarunta KMG ah ee Jubbalnd.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip