Dowladda Soomaaliya oo fasaxday shaqaalaheeda iyo kuwa gaarka ah

0
08 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo fasaxday shaqaalaheeda iyo kuwa gaarka ah

    Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fasax saddex cisho ah siisay dhamaan shaqaalaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fasax saddex cisho ah siisay dhamaan shaqaalaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Warqad ka soo baxday Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu fasaxay shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ah.

Shaqaalaha ayaa waxaa la fasaxay maalmaha Sabtiga, Axadda iyo Isniinta ee todobaadka dambe.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip