Taliska xooga oo ka hadlay weerar lagu qaaday degmada Awdheegle

0
08 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska xooga oo ka hadlay weerar lagu qaaday degmada Awdheegle

    Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed,gaar ahaan Kumaandooska ayaala sheegay inay ka hortageen weerar Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab xalay ku qaadeen degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeelada Hoose, halkaas oo maalin ka hor ay la wareegeen Ciidamada DA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed,gaar ahaan Kumaandooska ayaala sheegay inay ka hortageen weerar Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab xalay ku qaadeen degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeelada Hoose, halkaas oo maalin ka hor ay la wareegeen Ciidamada DANAB.
Saraakiisha hogaaminaysa Cidiamada ku sugan Awdheegle ayaa SONNA u sheegay in ay ka dileen 4 ka tirsanaa Al-Shabaab  halka 5 kalena laga dhaawacay,kuwaasi oo isku dayay weerar in ay soo qaadaan,balse ay fashiliyeen ciidanka Kumaandooska Soomaaliya.

Dhawaan ayay ahayd markii ciidanka Xooga Dalka ay kala wareegeen Shabaab degmada Awdheegle iyo nawaaxigeeda,waxaana halkaasi ka socda baaritaano amaanka lagu sugayo.


Sidoo kale waxaa ay ciidamadu qabsadeen deegaano kale oo ay kaga sugnaayeen  Al-Shabaab,waxaana gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa ka socda howlgallo ay Ciidamada Dowladda doonayaan inay kula wareegaan deegaano horleh.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip