Sawirro: Gudoomiye Mursal oo Xaflad Soo dhoweyn K/Afrika loogu sameeyay

0
09 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Gudoomiye Mursal oo Xaflad Soo dhoweyn K/Afrika loogu sameeyay

    Xaflad lagu soo dhaweynayey wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Cape Town ee dalka koofur afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad lagu soo dhaweynayey wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Cape Town ee dalka koofur afrika.

Xaflad lagu soo dhaweynayey wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Cape Town ee dalka koofur afrika.



Xaflada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay safaaradda soomaaliya ee koofur afrika iyo jaaliyadda somaaliyeed ee magaalada cape town waxaana xafalada ka hadlaay qaar ka mida jaalidda soomaaliyeed ee cape town iyagoo u jeediyay gudoomiyaha hadaalo isugu jira talooyin iyo guubaabin.

Safiirka soomaaliya ee koofur afrika Jamaal maxamed barrow oo ka hadlay xafladda ayaa sheegay in gudoomiyuhu ku faraxsan yahay lakunka jaaliyadda.

 

Ugu danbeyntii xildhibaan abdi azziiz abdulahi maxamed oo haddal kooban ka jeediyay xafaladda ayaa ku soo dhaweeyay hadalka gudoomiyaha golaha shacabka mudane maxamed mursal sheikh abdiraxmaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip