Wasiir Isloow oo Shaqa joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga

0
18 August, 2019 in Wararka by
  • Visits: 165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Isloow oo Shaqa joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga

    Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa Shaqa joojin waxaa uu ku sameeyay Agaasimaah guud ee Wasaaradaas, isaga oo Magacaabay Agaasime KMG ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa Shaqa joojin waxaa uu ku sameeyay Agaasimaah guud ee Wasaaradaas, isaga oo Magacaabay Agaasime KMG ah.
Warqad kasoo baxday Wasiirka AmnigaSoomaaliya kuna taariikheysan 17/8/2019  ayaa lagu sheegay in Shaqadii laga joojiyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Yuusuf Cali Maxamed, isla markaana si KMG ah xilkaas loogu dhiibay Axmed Cabdi Kooshin.

Warqada ayaa lagu sheegay in Wasiirka uu tixgeliyay ahmiyada Agaasimaha Guud u leedahay  dhismaha iyo hannaanka shaqo ee wasaaradda Amniga hortaalla iyo go’aankii Golaha wasiirada ku baabi’iyeen Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip