Dad ku dhintay qarax ka dhashey Gaari siday shidaal dalka Uganda

0
19 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad ku dhintay qarax ka dhashey Gaari siday shidaal dalka Uganda

    Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku dhimatay galbeedka dalka Yugaandha,ka dib markii uu qarxay uu ka dhashey gaari siday shidaal oo ku dhacay sadex gaari oo kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku dhimatay galbeedka dalka Yugaandha,ka dib markii uu qarxay uu ka dhashey gaari siday shidaal oo ku dhacay sadex gaari oo kale.
Boliiska dalkaasi ayaa war ay soo saareen ku sheegay in dadkaasi  dhintay ay gubteen ka dib kolkii shidaal uu waday Gaarigaasi uu qabsaday dab.

Gaarigaasi xamuulka ah ee siday shiidaalka ayaa warku intaa ku daray in uu ka yimid dalka Kenya.isla markaana uu ku socday Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Koongo.

Illaa 30-meherado oo kuwa ganacsiga ah ayaa ku gubtay qaraxii ka dhashay shidaalka saarnaa Gaarigasi,waxaana Afhayen u hadlay ciidamada Boliiska dalka Yugandha uu sheegay in laba Gaari oo Taksi ah iyo mid kale oo siday 20-qof ,ay soo gaareen waxyeello.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip