Hoggaamiye Kooxeed Hore Oo Noqday Duqa Muqdisho

0
23 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiye Kooxeed Hore Oo Noqday Duqa Muqdisho

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Finish).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Finish).

Guddoomiye Filish ayuu Madaxweynuhu faray inuu dhammeystiro qorsheyaashii iyo dadaalladii uu soo bilaabay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shahiid Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisoow).

Cumar Flish waxaa uu horay u ahaa hogaamiye kooxeed,wasiir iyo xildhibaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip