Dhuusamareeb: Laba ruux oo lagu fuliyay Xukun jeedlid ah.

0
24 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhuusamareeb: Laba ruux oo lagu fuliyay Xukun jeedlid ah.

    Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug waxaa maanta Xukun lagu fuliyay labo ruux oo la sheegay in lagu helay Kufsi ay geysteen Degmadda Guriceel ee Gobolka Galgaduud horaantii Sanadkaan 2019.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug waxaa maanta Xukun lagu fuliyay labo ruux oo la sheegay in lagu helay Kufsi ay geysteen Degmadda Guriceel ee Gobolka Galgaduud horaantii Sanadkaan 2019.


Xubnaha Garsoorka ayaa Goob barxad ah oo ku Taal Dhuusamareeb ka Aqriyay Xukunka Rag Dhalinyaro ah oo loo Xiray Kufsi Guriceel ka Dhacey Dhowr bilood kohor waxaana Markaa kadib Dadka hortooda la Keenay Maxaabiista oo ay Jeedleen Xubno Booliska Ka Tirsan Galmudug ee Magaaladda Dhuusamareeb

Maxaabiistaan la sheegay in lagu helay Kufsiga Gabar yar oo Guriceel lagu kufsaday horaantii sanadkaan ayaa Maxkadu ku xukuntay Tacshiirta Jeedlida ah waxaa midkiiba lagu Dhuftay 100 Jeedal oo Tacsiir ah.

Image may contain: one or more people, people walking, people standing and outdoor

Ragaan ayaa lagu jeedlay Goob fagaaro ah oo ay iskugu soo baxeen Bulshadda Magaaladda Dhuusamareeb waxa ayna daawanayeen Sida uu u dhacay Xukun.

Dhacdadaan oo markii hore dadka deegaanku aad uga caroodeen ayaa ugu dambeyn Ragii Kiis looheystay ay Maxkadda Galmudug ku riday Xukunkaan Jeedlidda ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip