Sheekh Shaakir oo la kulmay Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM

0
30 August, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Shaakir oo la kulmay Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM

    Madaxa Xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Saraakiil ka socotay Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM oo uu Hoggaaminayo Taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya Tigabu Yilma.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa Xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Saraakiil ka socotay Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM oo uu Hoggaaminayo Taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya Tigabu Yilma.

Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay diirada saareen Arrimaha ammaanka deegaanada Galmudug gaar ahaan sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaannada ay kaga sugan yihiin Dowlad Goboleedka Galmudug.

Taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya Tigabu Yilma ayaa Maanta safar aan horay loo sii shaacin ku tegay Magalada Dhuusamareeb, isaga oo la kulmay Wasiirka  Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale, iyaga isku raacay in Ciidamo ka tirsan AMISOM la geeyo Magalada Dhuusamareeb.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip