Ergada Shirka Dib-u-heshiinta uga qeybgaleysa Degmada Cadaad oo Dhuusamareeb gaaray.

0
01 September, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergada Shirka Dib-u-heshiinta uga qeybgaleysa Degmada Cadaad oo Dhuusamareeb gaaray.

    Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug waxaa saakay gaaray Waxgaradka Degmada Cadaado ugu qayb galaya Shirka dib u heshiinta Beelaha Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug waxaa saakay gaaray Waxgaradka Degmada Cadaado ugu qayb galaya Shirka dib u heshiinta Beelaha Galmudug.

Ergada Shirka Dib-u-heshiisiinta uga qeybgaleysa Degmada Cadaado ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-mudug waxaa halkaas ku soo dhaweeyey xunbo ka tirsan guddiga dib u heshiisiinta, Waxgaradka, ergada horey Dhuusamareeb u yimid iyo Bulshada caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.

Gudoomiyaha Gudiga qaban qaabada shirka dib u heshiinta beelaha Galmudug Dr Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow oo soo dhaweynta Ka hadlay ayaa ergada ku soo dhaweeyay Garoonka diyaarada ee Magaalada Dhuusamareeb waxa uu sheegay in shirku dhawaanba furmayo oo la sugaayay ergada Dhiman.

Wafdiga Dhaqanka ah ee ka qayb galaya shirka dib u heshiinta beelaha Galmudug ayaa loo galbiyay Dhanka gudaha Magaalada Dhuusamareeb oo ay horay ugu sugnaayeen ergooyin kale oo ka qayb galaya shirka dib u heshiinta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip