Ciidamo ka tirsan AMISOM oo ka dagay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

0
01 September, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo ka tirsan AMISOM oo ka dagay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

    Wararka Ka Imaanaya Magaalada Dhuusamreeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa sheegayaan in Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ay ka dageen Diyaarado sida Ciidmada AMISOM ah gaar ahaan kuwa Itoobiiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Ka Imaanaya Magaalada Dhuusamreeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa sheegayaan in Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ay ka dageen Diyaarado sida Ciidmada AMISOM ah gaar ahaan kuwa Itoobiiya.

Diyaaradahaan ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 6 Diyaraadood oo siday Saanad Milatari iyo Ciidamo kamida ah Kuwa AMISOM gaarahaan kuwa Dowlada Itoobiya.

Horay waxaa Magaalada Dhuusamreeb u gaaray Ciidamada Dalka Jabuuti oo ka tirsan Ciidmada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee howl gala Soomaaliya.

Goobjoogayaal ku sugan Caasimada Galmudug ayaa Mustaqbal u sheegay in Ciidanka Itoobiya ay ku biireen Ciidamada AMISOM ee ka socda Dowlada Jabuuti ku waas oo shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb waxa ayna Fariisimo ka samaysteen Gudaha iyo banaanka Magaalada Dhuusamareeb.

Ciidamadaan kala duwan ee ka tirsan AMISOM ayaa Ujeedka u tageen Magaalada ayaa lagu sheegay sidii ay ugu qayb qaada lahaayeen sugida Amniga deegaanada Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug maadaama Doorasho dhawaan ka dhacayso.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip